Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo, kaddib casuumaad uu ka helay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland.
Leave a Reply