Kulan loogu mahad-celinayay Ururka Golaha Gabdhaha Sade oo shaqo muhiim ah ka qabtay garoonka diyaaradaha degmada Balanballe sidoo Kalena haatan soo gaarsiiyay agabkii lagu xiri lahaa Darbiga garoonka ayaa lagu qabtay isla garoonka.
Waxaa kulankaan mahadcelinta ah goobjoog Maamulka Degmada Balanballe Wasiiro, Xildhibaano katirsan Galmudug Iyo Gudiga Garoonka Diyaaradaha Degmada iyagoona dhamaantood si wada jira ugu mahadceliyeen ururka Golaha Gabdhaha Sade ee garoonka Soo gaarsiiyay qalabkaan lagu dhamaystiraayo Garoonka Degmada.
Leave a Reply