Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Agaasimiyaasha Guud Wasaaraddaha Arimaha Gudaha heer Federaal, heer Dowlad Goboleed, Gobolka Banaadir iyo Madax ka socotay Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Xasalinta.
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Agaasimiyaasha iyo Madaxda ka socotay Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Xasalinta kala hadlay inay Doorkooda ka Qaatan Wajiga 2-aad ee Dagaalka iyo sidii Adeeg Dowladeed loo gaarsiin lahaa Degmooyinka iyo Deeganada laga Saarayo Khawaarijta Alshabaab.
Leave a Reply