Jaawari “Xoog ayaan kaga Saaraynaa Laftagareen Baydhabo

jawaari

Siyaasiyiin ka soo jeeda maamul goboleedka Koofur Galbeed oo beryahan kulan ku lahaa magaalada Nayroobi ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku dhaliilay maamulka Koofur Galbeed ee uu hogaamiyo Madaxwayne Laftagareen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.