Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka qayb galay kulankii maanta ee golaha shacabka isaga oo ka hadlay arrimo dhowr ah.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa taageeray dagaalka ka dhanka ah alshabaab Waxaana uusoo dhaweeyay Qorshaha Dhameystirka Dastuurka, sidoo kale wax uu ka hadlay Dib u heshiisiinta Bulshada.
Leave a Reply