Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2023

waayeel

Shirkii Maayerada Galmudug oo War-murtiyeed Laga Soo Saaray

27th August 2023 admin 0

Shirka Madasha Maayerada Galmudug oo 23/08/2023 dhuusamareeb ka daahfuray Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed jamac (Cabdiwayel) ayaa waxaa laga […]

dagaal

Dhageyso:Ciidanka Macawisley oo Ka Waramaya Qasaarihii Cowswayne kasoo Gaaray Ciidamada Dowlada

27th August 2023 admin 0

Ciidamada Macawislayda ayaa sheegay in weerarkii Cosweyne ee gobalka Galgaduud ciidanka dowladda looga qabsaday gaadiid, khasaaro dhimasho & dhawac isugu jirana uu ka dhashay.

muuse

Daawo:Muuse Biixi oo Ka hadlay Jabkii Ciidamadiisa kasoo Gaaray Goojacade

26th August 2023 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir ballaaran oo lagaga tashanayo dhibtii iyo khasaarihii ka dhashay degaalladii shalay ka dhacay Goojacade isugu yeeray […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxwayne Xasan oo Dhuusamareeb ka Furay Shirka Wadatashiga Qaran

26th August 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Madaxda heer […]

laftagareen

Madaxwayne Laftagareen oo Lagu Soo Dhaweeyey Dhuusamareeb

25th August 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa goordhow ka degay Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug […]

Xamze

Daawo:Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdigiisa oo si diirran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

25th August 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Dhuusamareeb. Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye […]

garaadismaaciil

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo fariin u diray Muuse Biixi

25th August 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil isagoo ku sugan Goojacade fariin u diray Hogaamiye Muuse Biixi.

garaadjamac

Garaad Jaamac oo Ka Hadlay Guushii SSC Gaartay Maanta

25th August 2023 admin 0

Garaad Jaamac Gaaad Cali ayaa ka hadley guushii ay gaareen Ciidamada SSC kadib markii ay taliska Muuse Biixi ka qabsadeen Goojecade. Garaad Jaamac ayaa Ciidamada […]

sheegow

Daawo:Bananbax Looga Soo Horjeedo Xariga Jeneraal Sheegow oo ka dhacay South Africa

24th August 2023 admin 0

Shacab ka xun xariga Jeneraal Sheegow ayaa isugu soo baxay Magaalada Johannesburg ee dalka SouthAfrica, iyagoo ka horyimid xariga cadaalad darada ah ee loo gaystay […]

Bangiga

Sawiro:Wasiiradda Soomaaliya ayaa ansixiyay saddex xubnood oo ka mid noqonaya Gudiga Bangiga Dhexe

24th August 2023 admin 0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga Sare Bangiga Dhexe, kadib […]

Axmedmadoobe

Mudo Xileedkii Axmed Madoobe oo dhamadaay iyo Jubbaland oo Wajahaysa Caqabado

24th August 2023 admin 0

Shalay oo ahayd Arbaco 23/08/2023 waxaa ku ekaa mudoxileedka Madaxwaynaha isdoortay ee Axmed Madoobe. Waxaa kaloo xilalkii ay hayeen ka dhamaadeen madaxwayne kuxigeenada, wasiirada iyo […]

qorax

Shabaab ayaa Burburiyey Saldhigii Boliisk oo ku Yaala Muqdisho

23rd August 2023 admin 0

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay xalay kooxda Al-Shabaab ku qaaday Saldhiga Boliiska degmada Kaxda ee […]

wasiir

Wasiirka Gaashandhiga oo Ka Horyimid in Tiktok Laxiro

23rd August 2023 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa noqday Wasiirkii ugu horeeyey ee ka horyimaada in la xiro Alaada Tiktok taas oo uu aad u isticmaalo. […]

Shuute

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday wiil dilay nin ajnabi ah.

22nd August 2023 admin 0

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday wiil dilay nin u dhashay Dalka Kenya. Maxkamada Ciidamada ayaa askari dil u gaystay […]

Aadanmadoobe

Daawo:Aadan Madoobe oo booqday hay’adda maaraynta musiibooyinka

22nd August 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa ugu hambalyeeyay mudadii sanadka […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 7 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes