Muqtaar Roobow oo Shaaciyey Dhaqaalihii Kasoo Xarooday Xajka

muqtaar

Wasiirka Diinta Iyo Awqafta Soomaaliya Mukhtar Robow oo ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii tagay, taas oo lagu qiimeynayey qorsheyaasha hirgalay iyo caqabadihii soo food-saaray xujeyda Soomaaliyeed.

Wasiir Muqtaar Roobow ayaa soo bandhigay dhaqaalihii ka soo xarooday Xajka iyo Shiekadihii Jabiyey heshiiskii lala galay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.