Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga heleyaa 5 caruur ah oo saaka lagu dilay degaan ka tirsan Dowlad degaanka Soomaali Galbeed, kuwaasi oo ahaa Arday Dugsi quraan.
falkaan naxdinta leh oo ka dhacay xuduudda gobolka Galgaduud iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida gaar ahaan deegaanka Qorof ee degmada Gallaadi.
Maleeshiyaadka Dilka Gaystay ayaa kasoo Duulay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, Deegaanada Galmudug waxaa ka dhaca dagaalo beeleedyo kala Duwan.
Leave a Reply