Fiqi oo Inkiray in Qaraabo kiil iyo lacag lalunsado Hay’adaha Dowlada Kajirto

fiqi

 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa la waydiiyey Musuq maasuqa ka jira hay’adaha Dowlada Soomaaliya mar uu ka hadlaayey in dhowaan dalka laga bilaabi doono Mashruuc ku saabsan bixinta kararka aqoonsiga ee dadweynaha.

Profesor Xuseen iimaan ayaa Wasiir Fiqi waxuu waydiiyey mar hadii booga gaariga, laysinka darawalka iyo kuwa kale loo xiray dad qaraabo la ah wasiirada iyo madaxda dalka oo lacagtii wadooyinka iyo dalka lagu horumarin lahaa dad shaqsiyaada ku dhacday, adiga wasiir fiqi ah adna magala yaabaa inaad wasaarada arrimaha gudaha aad qaraabadaada u xirto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.