Booliska Gobolka Bay ayaa Gubay maandooriye Noociisa yahay xashiish iyo khamri 3rd April 2023 admin Wararka Maanta 0 Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Baay oo howlgal ka sameyey qaar kamid ah Xaafadaha Magaalada Baydhabo ayaa soo Bandhigay waxyaabaha Maanka Dooriya oo ay kamid ahayeen Qamriga iyo Xashiiska. Share this: Click to share on X (Opens in new window) X Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on WhatsApp (Opens in new window) WhatsApp Wararka Maanta
Leave a Reply