Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhagax dhigay Buundo

jimcaale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo Buundo ay isaga gudbi doonan dadweynaha, taas oo laga hirgalin doono waddada Buula-Xubeey ee Degmada Wadajir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.