Daawo:Wasiirka Maaliyada oo Horgeeyey Aqalka Sarre Sharci Lagu Cunaqabataynayo Ganacsatada

aqalka sare

Wasiirka Maaliyadda XFS Cilmi Maxamuud ayaa maanta Aqalka Sare hor-geeyey ‘hindise sharciyeedka cunaqabateynta maaliyadeed ee cayiman’ wuxuuna guddoomiye Cabdi Xaashi sheegay in guddiga maaliyadda ee golaha ay u xil-saareen soo daraaseynta sharcigaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.