Dhageyso:Mucaaradka Ismaaciil Cumar Geele ayaa sii dayey Askar ay afduubteen

Ismaciil

Taliska ciidanka Djibouti, ayaa sheegay in la soo daayey lix askari oo katirsan ciidanka Djibouti, kuwaasoo ay afduubteen jabhadda mucaaradka ah ee FRUD.

Afduubkan, ayaa yimid kadib markii weerar lagu qaaday xero ciidanku ku leeyahay gobolka Todjorrah.

Weerarkaas ayaa waagaa waxaa ku dhintay toddoba askari.

Dawladda Djibouti ayaa jabhaddaas FRUD u aqoonsatay urur argagixiso ah.

Taliyaha ciidanka Djibouti, Gen Sakariye Sheekh Ibraahim, ayaa xaqiijiyey in askartaa lasoo sii daayey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.