Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug oo u Hambalyeeyey Gudoonka Cusub ee Caabuwaaq

Muxiyadiin

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Maanta oo Sabti ah doorashada Gudoonka golaha Deegaanka taas oo ay soo qaban qaabisay Wasiirka Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jamac (Cabdiwayel) ayaa Hambalyo u diray Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Cabudwaaq Muxiyadiin Aadan Wali iyo Gudoomiye kuxigeenka oo loo doortay Axmed Diiriye Maxamed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.