Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2022

shabab

Shabaab oo Dib u Qabsaday Wabxo kadib markii ciidamada dowlada iskaga Baxeen

13th November 2022 admin 0

Shalay bay ahayd markii Ciidamadda Dowladda Federaalka  Soomaaliya iyo Maleeshiyaad la socday ay isaga soo baxeen deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ay maalmo ka […]

boliis

Ciidanka Boliiska oo ka hadlay Qarax ay Fashilyeen

13th November 2022 admin 0

Ciidanka Boliisks Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta La-dagaalanka Argagixisadu, waxey Degmada Afgoye ku qabteen Mooto Bajaaj gaduud ah oo taarikadedu tahay M903X, mootadaas oo lagu waday […]

xamse

Ra’iisalwasaare Xamse oo Caawa Dalka Dib ugu Soo Laabtay

12th November 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Bare iyo wafdigii uu hoggaamiyay oo booqasho rasmi ah ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa caawa ku soo […]

Cali jeyte

Sawiro:Kulan Dhexmaray Mujaahid Cali Jeyte iyo Gudoomiye Aadan Madoobe

12th November 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeeyte Cismaan oo […]

deni

Ambasador Tarsan oo reer Puntland Ku tilmaamay jareer Zanzibaariyaan ah

12th November 2022 admin 0

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Maxamed Nuur Tarsan ayaa sheegay Cismaan Maxamuud oo dhan inay yihiin jareer laga wada keenay Zanzibar waxaad aragtaa Siciid […]

sacdiyofirinbi

Sacdiyo Firinbi oo Digniin iyo Habaar U Dirtay Sheekh Cabdi Xersi

12th November 2022 admin 1

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya , Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa Sheekh Cabdi Xersi waxay u dirtay digniin iyo habaar.

Aadanmadoobe

Sawiro:Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray xafiisyada Villa Hargeysa

12th November 2022 admin 0

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray qaar ka mid ah xafiisyadda guddoonka […]

fiqi

Sawiro:Fiqi oo Muqdisho ka daah furay kulan looga hadlaya xiriirinta Dowladaha Hoose

12th November 2022 admin 0

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa furay kulanka qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose, kaas oo ay […]

xasansheekh

Sawiro:Xasan Sheekh oo Booqday mar kale Ciidamada lagu Toobabarayo Eritrea

11th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeelle oo Baaq u Diray Beelo ku Dagaalamay Cadale

11th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku diriraya deegaanno hoos yimaada degmada Cadale in si shuruud […]

Caanood

Dhageyso:Ciidanka Xooga Dalka oo Jab ugu Gaystay Shabaab deeggaanka Bur-daar ee gobolka Hiiraan

11th November 2022 admin 0

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa jab culus gaarsiiyay Maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee Al shabaab kuwaasi oo doonayay in si dhuumaaleysi ah ay […]

mahadsalaad

Mahad Salaad oo Ku sugan Addis Ababa ayaa Xogta NISA La wadaagay Sirdoonka Itoobiya

11th November 2022 admin 0

Agaasimaha guud ee hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Mahad Maxamed Salaad oo safar ku tagay dalka Ethiopia ayaa kormeerey xarunta maamulka xogaha […]

Qaraxsoobe

Daawo:Qaar Kamida Dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Soobe oo loo qaaday Imaaraadka Carabta

10th November 2022 admin 0

Wasiirka Cafimaadkaadka XFS Dr Cali Xaaji ayaa sheegay in dalka Imaaraatka Carabta loo qaaday saggaal ruux oo ka mid ah ahaa dhaawacyadii ugu darnaa dadkii […]

xasanshekkh

Madaxwayne Xasan oo Safar Kale ku Aaday Dalka Eratariya

10th November 2022 admin 0

Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mudnaanta siinaya Ciidamada Soomaaliyeed ee ku […]

xamse

Ra’iisul wasaare XFS oo kulan la qaatay madaxweynaha jabtuuti

10th November 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul Wasaaraha […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 9 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes