Boqorka Sacuudiga oo shaaciyey inay Bari tahay Maalin fasaxa ka dib markii ay ka badiyeen xulka dalka Argentina

sacuudi

Dalal Qadar waxaa maanta Ciyaar aad u xiiso badan ku dhexmartay Ciyaartooyda Dalalka Boqortooyada Scauudiga iyo Dalka Argentina Ciyaartaas ayaa waxaa ku adkaaday kooxda kubada cagta ee Sacuudiaga waxay kusoo dhamaaty Sacuudiga oo helay labao gool Argentina hal Gool.

Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Salman bin Abdulaziz oo u dabaal dagaya guusha dalkiisa kasoo hoyey ciyaarta kowaad ee dhexmartay ayaga iyo dalka argentina ayaa sheegay Bari oo ah Arbaco inay tahay maalin fasaxa waxaana la fasaxay shaqaalaha Dowlada iyo kuwa gaarka loo lee yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.