Daad Mar kale Magaalada Qardho kusoo rogmaday oo Qasaaro Gaystay

roob

Waxaa xalay Mar kale magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar kusoo rogmaday daadad xooggan oo geystay khasaaro isugu jiray mid nafeed iyo mid hantiyadeed.

Daadadkaan ayaa ka yimid tuulooyin fog fog, waxaana xusid mudan in roob uusan ka da’in magaalada Qardho saacadihii la soo dhaafay.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in daadka gudaha u galay goobo ganacsi oo badan, isla markaasna uu waxyeelo u geystay Adeegii Korontada.

Wixii ka soo kordha kala soco halkaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.