Taliyihii Ciidanka dhulka oo la dardarmay Ciidamada Murursade ee ku wajahan Ceelbuur

dhoore

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa dadalo dardaaran ah u jeediyey Ciidamada beesha Murursade ee kusugan Baladwayne kuwaa oo loo Diyaariyey inay Xoreeyaan Degmadda Ceel-Buur ee Gobolka Galgaduud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.