Bahda saxaafadda Soomaaliyeed iyo ururrada saxafiyiinta ayaa walaac ka muujiyey amarada cusub ee ay soo saartay dowladda federaalka Soomaaliya ee ku saleysan xayiraadda iyo joojinta waxa ay ugu yeertay dowladdu fidinta fikradaha xagjirnimada iyo argagixisada.
Leave a Reply