Daawo:Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga oo Maanta Tababar loogu soo xirey Baydhabo

ciidan

Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed Tifow ayaa Maanta Tababar usoo xirey Cutubyo ka tirsan Guutada 9aad Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Mudooyinkii Dambe Tababar ugu socodey Xerada Tababarka UK ee Magaalada Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.