Taliska Nabadsugidda Gobalka Banaadir ayaaa ka saaray Maleyshiyaadkii Mahad salaad ee qabsatay guri ay daganaayeen qoyska Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee Xafiiska RW XFS Maryan Aadan Amin Maryan Isxilqaan dibna loogu celiyay qoyska Maryan Amiin.
Gudoomiyaha ururka Haweenka gobalka Banaadir, Jawaajyor Baarqab oo guriga tagtay ayaa u mahadcelisay Ciidamada Amniga.
Leave a Reply