Akhriso:Codadka ay Heleen Afarta Musharax ee usoo Gudubtay Wareega Labaad

doorasho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh Aadan Maxamuud Nuur Madoobe ayaa ku dhawaaqay Natiijada rasmiga ah ee doorashada xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya.

Afarta Musharax ee gudbay wareega labaad ayaa kala ah:

1- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 59 Cod

2- Saciid Cabdullaahi Deni 65 Cod

3- Xasan Sheekh Maxamuud 52 Cod

4-Xasan Cali Kheyre 47 Cod

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.