Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2022

boliis

Taliye Xijaar iyo Xildhibaanada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ka badbaaday Qarax

22nd April 2022 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax uu fuliyay qof isku isoo xiray Waxyaabaha oo ka  dhacay Makhaayad ku taal Xeebta […]

shariif

Daawo:Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Hadii La doorto Wax uu Qabano

22nd April 2022 admin 1

Madaxwaynahii hore ee Soomalia Shariif Sheekh Axmed oo ka mid ah murashaxiinta ugu cad-cad doorashooyinka Madaxwayne ee Somaaliya ayaa ka hadlay waxyaabo ay ka mid […]

Axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo ka warbixiyey Safarka uu ku yimid Ceelwaaq

22nd April 2022 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” oo Waheliyaan Ciidamo Kenyan ah ayaa maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo halkaasoo ay maanta ka dhacday […]

Farmaajo

Farmaajo oo Sharci Daro ku tilmaamay Dorashada Garabyaaca ah ee Gedo kasocota

22nd April 2022 admin 0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee Garbahaareey iyo Ceelwaaq ay yihiin kuwa sharci darro ah oo baal marsan […]

karaash

Madaxwaynaha Kumeel gaarka ah ee Puntland oo ka hadlay werarkii Gaalkacyo

22nd April 2022 admin 0

Madaxwayne ku meel gaarka ee Puntland Ahmed Cilmi Cismaan ayaa waxuu ka hadlay Weerar Xalay lagu qaaday Nabadoon Cabdisamid iyo Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya kaas […]

wasiir

Gaalkacyo:Wasiirkii Arimaha Dibada Soomaliya oo Ka bad baaday isku Day Dil

21st April 2022 admin 0

Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ayaa beerta ugbaad ee duleedka magaalada Gaalkacyo ku weeray Duqii hore ee Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad kaas oo galabta Afur u […]

Aqalka Sare

Akhriso:Musharaxiintii ugu Badnayd oo Isu Sharaxay Gudoonka Aqalka Sarre

21st April 2022 admin 0

Iyadoo Dhawaan la Shaaciyey Xiliga Ay Dhacayso Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa waxaa isku soo sharraxay Labo iyo Toban Murashax oo kala ah:- Murashaxiinta […]

doorasho

Daawo:Gudiga Doorashada oo Shaaciyey qabashada Kuraasta Taala Garbahaaray

21st April 2022 admin 0

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee tagay garbahaarey oo shaaciyey jadwalka Doorashadda Kuraasta 16-ka ee Gobolkaas kuwaas oo lagu qaban doonno garbahaarey.

karaash

Karaash oo Shaafiyey Inuu La Wareegay Mas’uuliyadda Maamulka Puntland

21st April 2022 admin 0

Madaxwayne Ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sheegay inuu la wareegay awoodda madaxwayne ee Maamulka Puntland kadib markii madaxwaynaha Maamulkaas uu isu soo […]

Mursal

Gudoomiyihii Hore ee Golaha Shacabka oo Markale Isu Sharaxay Xilkaas

20th April 2022 admin 0

Guddiga guddoonka doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka wado diiwaangelinta musharixiinta u taagan xilalka guddoonka golaha Shacabka Soomaaliya. Xubnaha Guddiga ayaa […]

fahadyasiin

Akhriso:Maxkamadda Sare ee Dalka oo diiday Dacwada kursiga Fahad Yasiin

20th April 2022 admin 0

Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn ka […]

bosaaso

Daawo:Magaalada Boosaaso oo Lagu Qabtay Salaad Roobdoon ah

20th April 2022 admin 0

Magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa laga tukaday Salaad Roob doon ah taas oo ay kasoo qayb galeen dad aad u tiro badan.

Fartaag

Senator fartaag oo Isu Sharaxay Gudoomiye kuxigeenka 2aad Ee Aqalka sare

19th April 2022 admin 0

Kulan lagu soo dhaweeynayay Musharaxa Gudoomiye kuxigeenka Labaad Ee Aqalka sare Senatar Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag ayaa Muqdisho ka Dhacay.

qoorqoor

Daawo:Madaxwaynaha Galmudug oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyey

19th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo kusoo gaaray magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana gegida diyuuradaha ee […]

deni

Madaxwaynaha Puntland oo Loogu soo Dhaweeyey Muqdisho

19th April 2022 admin 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa loogu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes