Xildhibaano Tiro yar oo Maanta Qaatay Shahaadadii uu Bixinayey Muuse Geelle

doorasho

Waxaa Maalinta 3-aad ka socota Magaalada Muqdisho Shahaado Bixinta Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo xildhibaano yar qaateen Shahaadada uu bixinayey Guddoomiyaha Gudiga Doorashada Muuse Geelle.

1. Ibrahim Awgab Osman AS#06
2. Hassan Idow Mohamed AS#22
3. Nor Mohamed Gedi AS#18
4. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
5. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006
6. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033
7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058
8. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
9. Ifrah Mohamed Awed GSH#037
10. Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235
11. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46
12. Fardowsa Osman Egal HOP#232
13. Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS54
14. Deqo Hassan Hussein AS#43
15. Maxamed Deeq Barre Cumar (Fiyoore) GSH#008
16. Abdisamad Yusuf Mohamed AS#52
17. Mohamed Bashiir Ali GSH#083
18.Hirsi Jama Ganni GSH#223

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.