Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2022

guudlaawe

Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeelle oo ka hadlay Weeraradii lagu qaaday Magaalada Baladwayne

24th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa si adag u cambaareeyay falalkii argagixiso ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha ayaa u tacsiyeeyay ehelada […]

rooble

Rooble oo ka qayb galay Jinaasada AUN xildhibaan Aamina iyo Cabdi Dhuxul

24th March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha […]

qarax

Laamaha Amniga oo ka warbixiyey Labo Qarax oo ka dhacay Baladwayne

24th March 2022 admin 0

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashaay Labo Qarax oo xalay ka dhacay […]

farmaajo

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka Tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi

23rd March 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumad […]

rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo ka hadlay dilka Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi

23rd March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi ayaa amray in baaritaan deg deg ah […]

aamino

Allaha Unaxarestee Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo lagu dilay qarax ka dhacay Beledweyne

23rd March 2022 admin 0

Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Beledweyne lagu dilay Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo si weyn ugu doodi jirtay cadaalad u helidda kiiska Ikraan Tahliil […]

cumar

Sawiro:Cumar Filish oo kulan laqaatay wafdi ka socday Dowladda Norway

23rd March 2022 admin 0

-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka Dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi sare […]

boliis

Taliska Boliiska oo Shaaciyey in lasoo afjaray Maleeshiyaadkii weeraray garoonka diyaradaha Muqdisho

23rd March 2022 admin 0

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Weerarkii maanta lagu qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho, waxaana hakaday diyaraadihii garoonka imaanayey iyo kuwii ka […]

diyaarad

Duulimaadkii Garoonka Muqdisho oo Istaagay kadib markii Shabaab Weerareen

23rd March 2022 admin 0

Argagixisada Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana Garoonka gudihiisa ka socda dagaal toos ah oo u dhexeeya Kooxdii weerarka soo qaadday […]

laftagareen

Daawo:Laftagareen oo Kulan Mahadcelin ah la qaatay Odayaasha Koonfurgalbeed

22nd March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan isugu jiray Qada-sharaf iyo Mahadcelin la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Door […]

caligeedi

Geedi oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi

22nd March 2022 admin 0

Ra’iisulwasaarihii hore Cali Maxamed Geedi ayaa ka Tacsiyadeeyay Geerida ku Timid AUN Sheekh Shariif Sheekh Muxayadiin Celi oo maanta lagu aasay Magaalada Muqdisho.

dagaal

Dagaal Qasaaro loogu gaystay Al-Shabaab oo maanta ka dhacay Waajid

22nd March 2022 admin 0

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka hor tegay weerar ay doonayeen nabadiidka Al-Shabaab inay ku qaadaan magaalada Waajid ee gobolka Bakool. […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin Celi

22nd March 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Shariif Sheekh […]

bare

Goodax Barre oo Maanta Wajahaya Sagaal Musharax oo kale

22nd March 2022 admin 0

Magaalo Madaxda Gobolka Hiraan ee Baladwweyne ee waxaa Maanta ka dhici doonto doorasho kuraas Galaha Shacabka ah, oo degaan doorashadoodu ay tahay Gobolka Hiiraan. Kursiga […]

Odawaa

Shir ay soo qaban qaabisay Madaxtooyada Soomaliya oo looga hadlayo amniga ayaa Muqdisho ka dhacay

21st March 2022 admin 0

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir lagu hirgelinayey Qorshaha ay Soomaaliya kula wareegayso Amniga Dalka (STP) oo dib-u-habayn lagu sameeyey, kaas oo uu soo […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes