Magaalada Dhuusamareeb waxaa la soo gaba gabeeyey Doorashadii ka socotay halkaas waxaana halkaas lagu doortay 4-xildhibaan oo ka mid noqday golaha baarlamaanka Soomaaliya
1-Yuusuf Xeyle Jimcaale ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#012
2-Faaiso Maxamed Jeyte ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#048
3-Saabir Nuur Shuuriye ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#071
4-C/risaaq Aadan Warsame ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#137
Leave a Reply