Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ahna taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo sameeyey xuska sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka Somaliland oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa.
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay dowlada Muqdisho ay kasoo horjeedo Madax banaanida Soomaliland.
Leave a Reply