Shacabka Gedo oo Sheegay inay Qabanayaan Doorasho ka Fiican Mida Axmed madoobe

Axmedmadoobe

Shacabka Gobolka Gedo ayaa sheegay in u diyaar garoobeen doorashadda Gollaha Shacabka, iyagoo tilmaamay in musuq maasuq la’aan ay dhici doonto kana fiicnaan doonta mida Axmed madoobe Kismaayo ku qabtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.