Jubbaland oo Shaacisay 13 kursi oo dhawaan doorashadooda la qaban doono

axmedmadoobe

Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa caawa shaaciyay Liiska 13 kursi oo doorashadooda dhawaan la qaban doon

Hore Magaalada Kismaayo waxaJubbaland oo sii daysay 13 kursi oo dhawaan doorashadooda la qaban doono loogu qabtay doorashada lix kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka JFS, waxaana ka sii horraysay Doorashada Aqalka sare kuraastii ay ku lahayd Jubbaland, oo iyana bilo ka hor la soo gunaanaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.