Daawo:Munaasabad lagu taagayarayay Madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Muqdisho

farmaajo

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday Munaasabad ay ka qayb galeen qaybaha bulshada ee kala duwan taa oo lagu taageerayey Waxqabadkii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.