Sawiro:Cutubyo ka tirsan Ciidanka xooga oo Tababar loogu soo xiray Baydhabo

ciidankkofurgalbeed

Cutubyo ka tirsan Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Dufcadii 9aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo tababar ugu soo xirey Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye guuto Maxamed Sheekh Cabdullahi (Ciirow)

Waxaa Munaasabada xiritaanka tababarka ka soo qeyb galey Wasiirka Amniga Isxaaq Cali Subug, Wasiirka Warfaafinta koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nur ,Agaasimiyaal ,Saraakiil kala Socodey Ciidamada Xoogga Dalka ,Booliska, Nabadsugida ,Asluubta, Amisom iyo UK.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qeybta 60aad Dufcadii 9aad oo tababarka u soo xirmay ayaa lagula dardaamay inay siwanaagsan u gudtaan waajibka jaaran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.