Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay bananbixii La Baajiyey

Cumar

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ka hadlaayey banaanbixii laga abaabulaayey Magaalada Muqdisho ayaa waxuu sheegay “Waxaa jira Kooxo yiri waxaan Qabanaynaa Banaanbax aan La ogayn wax ka danbeyn Doona ,Balse anaga iyo Odayaashi Dhaqanka ayaa ku Guuleystay in la baajiyo “

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.