Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2021

yasiin

Kulan lagu taageerayay Xildhibaan Yaasin fareey oo Muqdisho ka dhacay

17th December 2021 admin 0

Kulan lagu taageerayay Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi (Yaasin fareey} ahna Taliyaha Ku meel gaarka ah ee Hay’ada nabadsugida Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Turkiga

17th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo oo uu kaga qayb galayo Shirweynaha Iskaashiga Turkiga iyo Afrika ku joogo magaalada Istanbuul, […]

calan

Maxaad Kala Socotaa Hagalkii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920 Qabta 4aad

17th December 2021 admin 0

Bishii abriil dabayaaqadeedii 1909 ayaa ergo ay dowlada ingiriisku soo dirtay yimid berbera waxeyna guda galeen wareysi iyo wax baarid, wadaadkana waxey udireen waraaqo iyagoo weydiisanaya […]

laftagareen

Daawo:Heshiiskii Ay wadagaareen Laftagareen iyo Axmed Madoobe

17th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta- gareen) ayaa booqasho rasmi ah oo qaadatey muddo laba maalmood ku yimid Magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeel […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Dalka Turkiga

17th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey […]

ciidan

Howlgal lagu baacsanayo Shabaab oo duleedka Garbahaareey Ciidamada xooga ka fuliyeen

16th December 2021 admin 0

Ciidamada Xooga dalka gaar ahaan Guutada 10aad Kuwa Ururka 50aad iyo Qaar Kamid Ciidamada Boliiska Degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo ayaa si wada Jir ah […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeer ku tagay Xarumaha Wasaaradaha

16th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Gobolka iyo Qaar kamid ah Xarumaha Wasaaradaha Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa ugu […]

doorasho

Daawo:Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo gaaray Kismaayo

16th December 2021 admin 0

Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF), oo uu hoggaaminaayo guddoomiye ku- xigeenka GHDHF Abukaate Mowliid Mataan Salaad ayaa gaaray magaalada Kismaayo, waxana halkaasi kusoo […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo u Dhoofay Dalka Turkiga

16th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa u […]

agaasime

Agaasimayaasha Madaxtooyada Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku kulmay

16th December 2021 admin 0

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa Xarunta Guud ee Warfaafinta Madaxtooyada Dalka Turkiga ee Ankara waxa uu kulan kula qaatay […]

Ceelwaaq

Wafti Ka Socda Hay’adaha Samafalka ayaa diyaarad ku tagay degmada Ceelwaaq

16th December 2021 admin 0

Wafti ka socda Hay’adaha UN ayaa soo gaarey Degmada Ceelwaq ee Gobolka Gedo kadib markii la furay Gegidda Dayuuradaha ee degmadaas. Hay’adaha ayaa socdaalkoodu daarranaa […]

wasiir

Wasiir Dubbe oo Ka dayriyey Xaalada ay ku sugan Yihiin 54 Senator ee dhawaan la doortay

16th December 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xorriyadda hadalka iyo helitaanka […]

ceeldheere

Daawo:Qasaarihii Shabaab u gaysteen Deegaanka Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud

15th December 2021 admin 0

Alshabaab ayaa Weeraro Iyo burburin Dhismayaal Waxa ay Ka Geysteen Deegaanka Ceeldheere oo u dhaxeeya Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

15th December 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareeb ee caasimadda Galmudug. […]

asluub

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo gaaray Gaalkacyo

15th December 2021 admin 0

Taliyaha Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo Wafdi balaaran uu hoggaaminaayo ayaan Maanta Safar shaqo waxay ku tageen Magaalada […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes