Wasiir Dubbe oo Ka dayriyey Xaalada ay ku sugan Yihiin 54 Senator ee dhawaan la doortay

wasiir

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe oo ka qeyb galay kulan looga hadlayay xorriyadda hadalka iyo helitaanka xogta inta lagu gudo jiro doorashooyinka Soomaaliya ayaa ka dayriyey Xaalada dhaqaalo xumo ee ay ku sugan yihiin 54tii Senator ee dhawaan la doortay.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa ku baaqay in doorashada Jiitanka ka baxdo oo si dag daga loo dhamaystiro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.