Howlgal lagu baacsanayo Shabaab oo duleedka Garbahaareey Ciidamada xooga ka fuliyeen

ciidan

Ciidamada Xooga dalka gaar ahaan Guutada 10aad Kuwa Ururka 50aad iyo Qaar Kamid Ciidamada Boliiska Degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo ayaa si wada Jir ah hawlgal Qorsheysan uga fuliyay degaano hoos yimaado Garbaharrey

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.