Faysal Cali Waraabe oo Digniin u diray Muuse Biixi

waraabe

Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada hargaysa ayaa waxay si kulul uga hadleen Furitaanka Xisbiyada Siyaasada Soomaaliland kuwaas oo uu furay madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.