Barlamaankii Puntland oo Fuliyey Dalabkii Deni ee ahaa inaan Xukuumada lala Xisaabtamin

puntland

Kal-Fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland oo Maanta loo balansanaa in lala Xisaabtamo Madaxwaynaha iyo Wasiirada Puntland ayaa gebi ahaanba La soo xiray kadib markii Madaxwaynaha Puntland xalay fariin u diray Gudoonka iyo Xubnaha barlamaanka Puntland.

Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni ayaa Barlamaanka Puntland ka codsaday inaan lala Xisaabtamin Xukumaada madaama ay jiraan Xalaadao qalafsan oo ka jira Puntland sida Abaaraha, Colaadaha Beelaha iyo Ismari waaga Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.