Daawo:Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada ee Balcad

dhoore

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS General Maxamed Tahliil Biixi ayaa kormeeray Difaacyada Ciidanka ay ku leeyihiin Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhaxe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.