Daawo:Wasiirka arrimaha Dibada Kenya Diyaar uma ahan inay u hogaansato Go’aanka ICJ

wasiir

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan  Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa sheegay inay Soomaaliya diyaar u tahay in ay u hogaansanto Sharuucda Caalamiga ah,Laakin Kenya Diyaar uma ahan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.