Daawo:Odayaasha Guriceel oo Ahlusuna ugu baqaay inay Ciidamadooda kala baxaan Guriceel

Shaakir

Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka Guriceel ayaa ugu Baaqay Ahlu Suna Iney Ciidamadooda Ka Saaraan Magaalada Guriceel ee Gobolka gaduud oo Dhawaan qabsadeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.