Madaxwayne Laftagareen oo dib ugu soo laabtay Baydhabo

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo Safar maalmo qaatay ugu maqnaa Magaalooyinka Muqdisho iyo Baraawe ayaa maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka baay.

Garoonka diyaaradaha Magaalada Baydhabo Wafdiga Madaxweynaha waxa kusoo dhoweyey Wasiiro,Xildhibaano,Saraakiil Ciidan,Maamulka Degmada Baydhabo iyo Qeybaha kala Duwan Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.