Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo ka Hadlay Guushii laga gaaray dacwada Bada

Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyey khudbad ku saabsan Guusha Taariikhiga ah ee go’aanka Kiiska Baddeena, isaga oo soo bandhigay halgankii loo soo maray Kiiskan, caqabadihii kuu xeernaa iyo aragtida daris wanaagga ku dhisan ee Dowladda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.