Daawo:Xildhibaan Kilic oo Cali Ciid ku eedeyey Burburta Deeganada Mareexaanka

caliciid

 Xildhibaan Mahad Kilic oo Kamid ah Xildhibaannada maamulka Galmudug ee laga soo doorto Caabudwaaq iyo deeganada hoostaga ayaa waxuu ku eedeeyey Madaxwayne kuxigeenka Galmudug cali daahir inuu yahay qalin la adeegsanayo oo lagu burburinayo Deegaanada beesha Mareexaan dago.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.