Daawo:Laftagareen oo ku Fashilmay wax ka qabashada dhibka haysta waajid

laftagareen

Xaaladda Bani aadanimo ayaa ka sii dareysa Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo mudo ku dhow toban sano u go’doosan kooxda Argagixisada ah ee Al shabaab, Bulshada waajid ayaa bilaabay inay ka qaxaan degaankoodii Gaajo awgeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.