Daawo:Suldaan Beyle oo eedeyn ujeediyey Madaxwayne kuxigeenka Galmudug

caliciid

Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad “Suldaan Bayle” oo kamida Waxgaradka Galmudug ayaa waxaa uu ka hadlay arimaha doorashada Aqalka Sarre waxuuna Madaxwayne kuxigeenka Galmudug Cali daahir ciid ku eedeeyey inuu walaashii u wado kurisga aqalka Sare, dhanka kalena waxuu Suldaan Bayle ka codsaday Madaxwaynaha Galmudug in uu Si Cadaalad ku dheehantahay uu u Maamulaa Doorashada Aqalka Sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.