Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2021

axmedmadoobe

Axmed Madoobe Oo Soo Gudbiyay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

27th July 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta soo gudbiyay liiska Musharaxiinta qeyb ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xubnahan […]

qoorqoor

Qoor Qoor ooCadaado kulan kula qaatay waxgaradka Beeshe Ree Xaaji Saleemaan

27th July 2021 admin 0

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Magaalada Cadaado kulan kula qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Beeshe Ree Xaaji Saleemaan. Kulanka waxa goobjoog ahaa xubno […]

Galmudug

Daawo:Gaduudleyada Cadaado oo Diiday Canshuur Galmudug kusoo Rogtay

26th July 2021 admin 0

Gaadiidlayda ka shaqeysa Magaalada Cadaado iyo Deegaanada hoos yimaada ayaa Maanta ku hor banaanbaxay Cadaado oo uu ku sugnaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor […]

Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay UK

26th July 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga […]

hargaysa

Daawo:Culumada Soomaliland oo ku baaqday in laxiro xarunta Dhaqanka Hargaysa

26th July 2021 admin 0

Xaruunta dhaqanka ee Hargeysa waa meel loo sameeyey burburinta dhaqanka wanaagsan iyo diinta islaamka Waa goob loo taagay in hab-fikirka bulshada lagu dooriyo . Waa […]

asluub

Daawo:Taliye Shube ayaa tababar ufuray Qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka Asluubta

26th July 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeyo guud Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa ababar Aqoon koroorsi ah ufuray Qaar ka mid ah saraakiisha Ciidanka Asluubta.

deni

Deni oo Kulan la qaatay Ku xigeenka Ergayga Qaramada midoobay ee Soomaliya

26th July 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo wafdi ay […]

boliis

Sawiro:Taliyaha Boliiska oo Shaqaalaha safarada USA kala hadlay amniga doorashada

26th July 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy Stancer […]

rooble

Rooble iyo Maamul goboleedyada oo Kawada hadlay Doorashada Aqalka Sare

25th July 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga kula shiray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ayaa ku boorriyay in ay sida ugu dhaqsaha badan […]

wasiir

Daawo:Wasiir Arimaha Dibada oo Safar arimaha doorashada Ku Tagay Gaalkacyo

25th July 2021 admin 0

Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo isaga iyo wafdi uu horkacayo ay shalay soo gaareen magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa socdaalkiisa ku […]

wasiir

Wasiir Dubbe oo Gudi u Magacaabay golaha murtida iyo wacyigelinta Qaranka

25th July 2021 admin 0

Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa lagu magacaabay guddiga wax soo saarka golaha […]

isbitaal

Daawo:Qurbajoog Daawo ugu Deeqday Isbitaalka Martino ee Magaalda Muqdisho

25th July 2021 admin 0

Qaar Kamida Qurba joogta Soomaaliyeed ayaa waxay daawo loogu deeqay Isbitaalka Martino ee magaalda muqdisho ku wareejiyeen Wasaarada Cafimaadka soomaaliya.

macalimu

Sawiro:Taliyaha Booliiska oo sagootiyay guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo

25th July 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo uu wehliyo taliyaha saldhigga garoonka Aadan Cadde ayaa sagootiyay Cismaan Nuur Xaaji Mucalimu, oo ahaa guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo […]

Rooble

Akhriso:Rooble oo magacaabay guddiga xaqiijinta qoondada haweenka

25th July 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi u magacaabay u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada […]

koonfur

Akhriso:Guddiga Doorashada Aqalka Sare ee Koonfurgalbeed oo la magacabay

25th July 2021 admin 0

Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magacabey Xubnaha Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare. Halkan ka aqriso […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes