Daawo:Gudoomiyii hore ee Gedo oo garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga Celiyey

macalimu

Gudoomiyahii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuux Xaaji Macalimu ayaa sheegay in Hay’ada Nabad sugida ay saaka Mar kale celisay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde isaga iyo wafdi la socday ,arintan ayaa ku soo aadeysa xili uu Ra’iisalWasaare Rooble sheeagay in aan qofna laga celin karin Garoomada Diyaaradaha ee Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.