Taliyaha Ciidanka Dhulka oo ka warbixiyey Jabkii ay u gaysteen Argagixisada Shabaab

dhoore

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biix oo kusugan furiha dagaalka ayaa ku dhiiri galiyay ciidamada ku jira furinta iyo dadka deegaanada koofureed ee gobolka Mudug guulihii ay ka gaareen dagaaladii ay la galeen Argagixisada Alshabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.