Bulshadda Garbaharey oo u mahadcelisay Raysul Wasare Rooble iyo Gudigii arimaha Gedo loo Xil saaray

rooble

Kulan ay isugu yimaadeen Maamulka Gobolka Gedo iyo Kan Magaalada Garbahaaray oo ayna ka qayb Galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Garbahaaray ayaa waxaa looga Mahadceliyey Warbixintii Gudiga arimaha Gedo ay la wadageen Ra’iisalwasaare rooble iyo Jawabaati uu ka bixiyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.