Tartan kubadda cagta ayaa lagu qabtay Magaalada Garbahaarey

ciyaar

Tartan kubadda cagta oo ay ka qayb galeen Wasiirada Arimaha gudaha Maamul Goboleedyada Hirshabeele, Puntland, Galmudug, Koonfurgalbeed iyo Masuuliyiinta Gobolka Gedo laguna maamuusayay nabadda iyo is dhex galka ayaa lagu qabtay Magaalada Garbahaarey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.